Messi “Anigoo aan dhageysan heesaha ay qaado Shakira maseexdo”

Saxaafada Caalamku ayaa aad udaba dhigatay Ciyaaryahan Leo Messi oo ku cel celiyay  in uu Nasiibloow yahay Xiddigii eey Shakira Quruxdeeda, Dheesheeda iyo Codkeeda soo ag degto isagoo ula jeeda Pique


Mar Leo Messi la weey diiyey inuu ka faaideeysan lahaa Fursadaan oo kale waxa uu ku Jawaabay isaga oo Qoslaayo weliba Biyo caagaga tababarka dhabarka uga shubay Saaxiibkiisa Pique

:” Shakira ilaa mudo aad u fog ayaan Taageere weeyn u ahaa Heesaha eey qaado anoo Habeenkii dhageeysan inta badan ma seexdo waxaana Yaab iyo  Amakaag igu noqotay qofkii aan sidaas oo dhan uga dambeeyey Heesaheeda iyo Codkeeda Macaan hada anaga ayey nala nooshahay” kkkk

Messi ayaa intaa kudaray “waan ku mashquulaa mararka qaar xiliyada Qadada si eey mar uun hal hees oo cusub ugu sameeyso Kooxda Barcelona Madaama Jaceylkeeda pique uu taas raali ka yahay !.

Xidiga aduunka iyo kooxda Barcelona waxaa uu sheegay in saaxiibkii Pique uu yahay nin aad unasiib badan madama uu garabka kaheysto Shakira waxaana lagayabaa in aamaantaan badan ee Messi uu amaanay Shakira ay kacarooto jaceylka messi oo lagu magacaabo Macarena Lemos