Guddoomiye Cirro oo khudbad u jeediyay Xubnaha Golaha Dhexe, farriina u diray Axmed Muumin Seed-Daawo

Hargeysa(Berberanews):-Musharaxa Madaxweyne ee xisbiga Waddani Muddane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro ayaa waxaa uu u jeediyey xubnaha golaha dhexe ee xisbigaasi qudbad dhinacyo badan taabaneysa ka dib markii loo doortey in uu noqdo musharaxa madaxweyne ee xisbigaas.

Sidoo kale gudoomiye Ciro waxaa uu fariin u diray saxiibkii Axmed Muumin Seed oo maanta lagag guuleystay in uu noqdo musharaxa madaxweyne ku xigeen ee xisbigaasi.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan: