Quruxlaydii Dhiigyocabka ahayd

Barnaamikeenan xogta dahsoon waxaynu kaga hadlaynaa gabadhii magceeda la odhan jiray Mary Lopes oo lagu naanaysi jiray Quruxlaydii Dhiigyocabka ahayd.