Dhegayso Madaxweynaha dawlad-deegaanka Soomaalida Itoobiya oo ka hadlay doorashada soo socota iyo Jaamacad labaad oo ay dalbadeen

Jigjiga(Berberanews):- Madaxweynaha Dawlad-deegaanka Soomaalida Itoobiya Md. Cabdi Maxamuud Cumr, ayaa waraysi dhinacyo kala duwan taabanaya oo uu siiyey Laanta Afka Soomaaliga ee Idaacadda BBC-da kaga hadlay Jaamacad labaad oo uu dalbaday in laga dhiso magaalada Jigjiga ee xarunta dawlad-deegaanka Soomaalida Itoobiya iyo doorashada lagu wado inay bisha soo socota ee May 2015-ka ka qabsoonto Itoobiya, taasoo ay ku tartami doonaan 5 Xisbi.

madaxweyne Cabdi Maxamuud

Waraysigaas oo Cod ah waxaannu idiinku soo gudbinaynaa qaybta Codadka ee Berberanews, ee ka dhegayso su’aalaha lagu weydiiyey iyo jawaabaha uu ka bixiyey Madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar, guji liidka madawga ah ee Hoose si aad uga dhegaysato codkaas.

Berberanews.com

Hargeysa/Somaliland.