Daawo: “Masuuliyiinta Haatuf Si Madaxbanaan Inay Isku Difacaan Ayay U Yimadeen, Laakiin Khiyaamo Ayaa Ku Dhacday” Ururka Qareenadda

Hargeysa  (Berbera news) Ururadda Xuquuqal Iinsaanka Iyo  Qareenadda Somaliland ayaa Sheegay in Shalay markii ay  Guddoomiyaha Wargeyska Haatuf Yuusuf Cabdi Gaboobe iyo Tifaftiraha Wargeyskaasi Axmed Cali Cigge, kuwaas oo shalay markii ay hor-tageen Maxkamadda si ay isaga difaacaan eedaha ay dhibanayaasha ka yihiin Wasiiradda Macdanta iyo tamarta , arrimaha guddaha iyo Wiil Madaxweyne Siilaanyo sodog u yahay aanay xelin Garsoor Cadaaladda ku salaysan, balse la doonayay in sifo khiyaamo ku dheehan tahay Xisbiga loo dhigo.
 
 
Halkan ka daawo.

 
 
Berbera news/Hargeysa.