Midowga Yurub oo xidhay lix qof oo looga shakiyay budhcad-badeed Somali ah

Ciidamada badda ee Yurub ayaa Jimcihii xabsiga dhigay lix qof oo looga shakisan yahay in ay yihiin burcad-badeed Soomaali ah ka dib markii ay rasaas ku fureen markab shidaal oo marayay Gacanka Cadmeed.

Warbixin ay arrintan ka qortay wakaaladda Wararka ee Associated Press waxaa inoo soo koobaya Maxamed Colaad Xassan.