Maxad kala Socotaa xidhiidhka ka dhexeeya farxada badan iyo Hurdo yarida

Qubanaha-(Berberanews)-warbixin lagu dabacay warbaahinta caalamiga ah ayaa lagu sheegay inay jiraan xirirka dhaxeeya farxada aadka u tiro badan iyo hurdo yarida.

Wargayska ka falooda arimaha bulshada Ee lagu magacaabo younewsin ayaa shaaciyey in darasaad laga sameeyey qofka xiliyada uu farx san yahay inay soo wajahdo hurdo yari lamid ah xiliga qofka uu walwalayo.

Darasadkani waxa uu qoraya inay badhitaan ka badan 1000-ruux oo aduunka ku nool laga sameeyey badhitaano la xidhidha arimaha hurdo yarida ayna ka mid tahay qofka marka uu farax san yahay oo ay aad ushaqeeyaan Neer faha la xidhidha dhanka masxada.

rec-woman-sleeping-Stockbyte-thinkstockphoto-4-30-12-md

Dadka badan kooda ayaa waxay aamin san yahiin in xiliga qofka farax san yahay uu aad u seexdo Hase ahaatee darasadkani cilmiyey san ayaa sheegaya in hurda yarida keento fakarada is weydarka ah Ee farxada iyo muruga badan.

Waxay warbaxintani sheegaysaa inay jiraan dad badan oo xiliga farxada siyaadda ah ay ku gudo jiraan,fakarayaan in ka badan marka uu murugaysan yahay Ruuxaasi.

 Hadaba, Akhriste Warbixinta Uu Qoray wargeyska youNews,in Ee arimaha bulshada waxay calamad kuu tahay adiga intee farxadada le’eg tahay Ama fakarkaga badan