Sudlaanka Guud iyo Ka Labaad ee Beesha Saaxil Oo Sheegay inaan waxba iska bedelin Shirkii Dubureed

 
 
Hargeysa-(Berberanews)- Suldaanka Guud ee beesha Ciise Muuse, Suldaan Cusmaan Suldaan Cali Kooshin iyo suldaanka  labaad ee beeshaas, Suldaan Maxamuud Suldaan Axmed Sheekh, ayaa baaq wada jira ay maanta ka soo saareen magaalada Hargeysa oo ay ku socodsiiyeen guud ahaan Ciise Muuse ku sheegeen inaan waxna iska bedelin qorshaha shirkii deegaanak Dubur ee loo asteeyay inuu qabsoomo 29ka bishan Septemper.
 
Baaqa labadan Suldaan soo saareen waxa uu u dhignaa sida hoos ku qoran;