Mujaahid Dhega-weyne Oo Lagu Soo Dhaweeyay Sheffield

Sheffield-(Berberanews)-Waxaa shalay magaalad Sheffield booqasho ku yimid labada Mujaahid ee kala ah Muj: Ibraahim C/lahi Xuseen (Dhegaweyne ) iyo Muj: Maxamed Ciise Cilmi (Musbaar) labada Mujaahid oo beryahanba hawlo shaqo ku joogaya dalkan Ingriiska ayaa waxay booqashadoodu ay qayb ka ahayd dabaal degyadii 20 Guuradii gooni isu taaga Somaliland iyo 22guuradii 27may oo ku beegan soo gelitaankii Jabhadii SNM ay xukunka kaga tuureen daaquudkii Siyaad Bare munaasabadahaas oo lagu qabtay dhamaan caro ede dunida dacaladeeda .
DhagaweyneSh2
DhagaweyneSh3


 
Hadaba kulan kan oo ay soo qaban qaabiyeen Jahliyada Somaliland ee magaaladan Sheffeild taas oo ay ka dhexe muuqdeen qaarka mid ah mujaahidiintii SNM oo ku nool magaladan ugu horen waxaa cod baahiayah uu ku soo dhaweeyay C/raxmaan cawil oo hadalka qaybinayay Sheekh Saleebaan Ayax oo Aayado quraan ah iyo wacdi waan iyo waayo sheegba uu halkaas ka soo jeediyay xubnaha kulankaas hadalada soo dhaweynta xog waranka  soo yaalka magaaladan iyo soo gelitaankii jahaliyada Somalilandba soo jeediyay hadaan soo koobo waxaa ka mid ahaa, Axmed Ismaaciil Gaani, Odayga magaalada Jaamac Roodishiya,waxaa isna ka waramay Taariikhdii soo gelitanka xoogagii SNM  Muj:Rashiid xaaji C/alhi(Rashiid Gadhweyne) dhibaatooyinkii horyaalay ururka SNM markii ay heshiiska wada galeen Af weyne iyo dawaladi magiste Hayla Maryam ka dib waxaa codbaahiyihii la wareegay Muj: Cabdilahi Cabdi Muuse oo ka waramay dhaqdhaqaaqii SNM ee magaladan Sheffeild ka  dibna waxaa uu ku wareejiyay Muj: Siciid Cabdi Yusuf oo ahaa xog hayntii SNM waxa badan ka shaqeeyay war baahintii SNM. Ugu dambayntii waxaa la wareega ama lagu soo dhaweeyay Muj: Maxamed Ciise Cilmi (Musbaar) oo tibaaxay is bedaladii dalka iyo waayihii laga soo gudbay isla markaasna ku dar daarmay waxa qabadka dalkii hooyo iyo waayaha yaala hadal iyo gaba gabadii waxaa sacab lagu soo dhaweeyay Muj: Ibrahim Cabdilahi Xuseen(Dhegaweyne) oo mahad naq ka dib ka waramay dhacdooyinkii SNM guulihii ay gaadheen iyo xoriyada maanta lagu naaloonayo oo uu ku sheegay in ay ku timid wad jir iyo wada tashiga shacabka Somaliland Gacmo wad jir bay wax ku gooyaane weli halgankii muu dhamaane geediga wada dhismaha dalka iyo horumarkiisa ayaa inagu hadhay ee ayaan la moogaan.
Waxa kaloo ka hadlay Mujaahiin badan oo ay mid ahaayeen Rashiid Gadhweyne, Siciid Xabashi, Sallaxan, Cabdillaahi Bakayle iyo odayaal kale oo badan.
DhagaweyneSh4
DhagaweyneSh5

DhagaweyneSh6
DhagaweyneSh7
 
Sources, Qarannews