Lake Asal: Buurta Shaydaanka Djibouti

Lake Asal oo ka mid ah deegaanka Canfarta ee Dalka Jamhuuriyadda Djibouti, waa goob dalxiis oo aad u qurux badan, waxaana ku taal Buur ay dadku u yaqaanaan “Buurta Shaydaanka” oo sida muuqaalka idiinka muuqata ku dhextaalla badda.

Lake assal