Magacyada Xildhibaannadii diiday ansixinta miisaaniyadda Qaranka

Hargeysa-(Berbeanews)-Magacyada lixda xildhibaan ee diiday inay duuduub ku ansixiyaan miisaaniyada qaranka

1. Xildhibaan Sheekh Axmed Dayib Ku cadeeye
2. Xildhibaan Maxamed Abiib.
3.Xildhibaan Xasan Saleebaan Dhuxul
4. Xildhibaan Axmed Nuur Guruje
5.Xildhibaan Maxamed Xuseen Maydhane
6. Xildhibaan Axmedyaasiin Xasan..