Burco: M. Xigeenka Somaliland oo xadhiga ka jaray Xarunta Kaydka Raashinka

Burco-(Berberanews)-Madaxwayne Ku Xigeenka JSL ayaa Xadhiga Ka Jaray Dhismaha Bakhaarka Kaydka Raashinka Qaranka oo Xukuumaddu ka hir galisay Magaalada Madaxda Gobalka Togdheer ee Burco.

Munaasibads waxaa ka qayb galay xaflada xadhig ka jarka dhismaha qaar kamid ah Golaha Wasiirada, Guddoomiyaha Hay’adda NADFOR, Maayerka magaalada Burco & Badhasaabka Gobalka Togdheer. Waxaana ay ka warameen ahmiyada qaranka uu uleeyahay dhismahani.

Berberanews.com
Info@berberanews.com