Daawo: Xildhibaan Nac Nac Oo Ka Hadlay Heshiiskii Dhex Maray Xukumadda Somaliland Iyo Shirkada Dubai Word Ee Wareejinta Dekeda Berbera

Hargeysa, (Berberanews) —Xildhibaan Nac-nac oo kamida mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa maanta ka hadlay heshiiskii dhex maray xukumadda Somaliland iyo shirkada Dubai World ee wareejinta dekeda magaalada berbera.

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka