Cabdisalaan Hereri iyo Baafo oo warbixin ka diyaariyay Qaxoontiga New Guinea oo ku yaalla badhtamaha Bad-weynta Pacific-gga

Australia-(Berberanews)-C/salaam Ibraahim Hareri iyo Ibraahim Cumar Baafo, ayaa si Wadajir ah Warbixin uga Diyaariyay Qoxootiga lagu hayo Jasiiradda yar ee Nauru oo ku taalla Waddanka Papua New Guinea oo ku yaalla bartamaha Bad-weynta Pacific-gga.