Xisbiga KULMIYE Sheegay Inay Xilalkii Ka Qaadeen Guddoomiye Ku Xigeenada 2-aad Iyo Saddexaad

Hargeysa  (Berbera news) Shir Jaraa’id oo uu xarunta dhexe ee xisbiga tallada haya ku qabtay Afhayeenka xisbiga KULMIYE Xasan Maxamed Cali (Gafaadhi), waxa uu ku sheegay in xisbi ahaan ay xilalkii Guddoomiye ku xigeenada labaad iyo saddexaad ka qaadeen Xildhibaan Maxamed X. Yuusuf Axmed (Waabeeyo) iyo Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Talyanle.

Capture81
 

war

 

Berbera news. Hargeysa