Garabka Isbaahaysiga Oo Ka Jawaabay Xil Ka Qaadista Lagu Sameeyay Guddoomiye Ku Xigeenada Xisbiga KULMIYE

Hargeysa  (Berbera news) Afhayeenka Garabka isbahaysiga xisbiga KULMIYE  Xuseen  Axmed Caydiid oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa, ayaa jawaab ka bixiyay Warsaxaafadeed ay soo saareen guddida fulinta xisbiga KULMIYE oo ay ku sheegayaan in xilkii iyo xubinimadii xisbiga ay ka sareen Guddoomiye ku xigeenada labaad iyo saddexaad ee xisbiga KULMIYE.
 
Garabka Isbaahaysiga Oo Ka Jawaabay Xil Ka Qaadista Lagu Sameeyay Guddoomiye Ku Xigeenada Xisbiga  KULMIYE
 
Halkan ka daawo.

Berbera news. Hargeysa