Muqisho (Berbera news) Hoggaamiyihii Xoogagga Buuraha Galgala ee Dagaalka kula jira Puntland, Shiikh Maxamed Siciid Atam ayaa ka hadlay xidhiidhka kala dhexeeya Al-shabaab iyo sababihii ku kalifay inuu kasoo baxo oo uu heshiis la galo Dowladda Somalia.