UCID: Tacsi Tiiraanyo leh (Inaa Lillaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun)

Hogaanka sare ee xisbiga UCID Iyo Gudida fulinta, Golaha dhexe iyo Dhamaan Taageerayaasha xisbiga UCID waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Dhamaan Shacbiga Reer Somaliland iyaga oo uga Tacsiyeeynaya geeridii naxdinta lahayd ee ku timid MARXUUM MAXAMUUD AXMED BARE (GARAAD) Marxuumkaas Oo Maanta ku Geeriyooday Magaalada Boorama.
(Inaa Li Laahi Waa InaUCID-500x322a Ileyhi Raajucuun)
Waxaana ALLAH uga baryeynaa inuu janatul fardawsa ka waraabiyo dhamaan ummada reer Somalilandna Samir iyo iimaann saadiqa ka siiyo,gaar ahaan QOYSASKII, EHLIYADII IYO QARAABADII uu marxuumku ka baxayba.
Aamiin Aamiin Aamiin.
Xoghayaha Warfaafinta Xisbiga UCID
Md: Yusuf Keyse Allahi
 
Berberanews.com