Gabadh 12 -jir ah oo weerar is-miidaamin ah ka fulisey Nigeria

Nigeria (berberanews) Ugu yaraan 10 qof ayaa ku dhimatey 30 kalena waa ku dhaawacmeen, kadib markii gabar yar oo 12 sano jirta ay ay fulisey weerar is-qarxin ah dalka Neyjeeriya. Waa weerarkii saddexaad ee todobaadkan ka dhaca oo ay fuliso gabar yar.

epa04780579 A Nigerian man points to sandals at the scene of a bomb blast at the abattoir, in Maiduguri, Nigeria 02 June 2015. Dozens of people were feared dead after a bomb blast ripped through the crowded marketplace in the north-eastern Nigerian city. The attack is though to be the work Islamic militant group Boko Haram. Maiduguiri was the scene of a suicide bomb blast in a Mosque over the weekend. Boko Haram, which seeks to establish a state with its very strict interpretation of Islamic law, has killed more than 14,000 people since 2009.  EPA/STR ATTENTION EDITORS: PICTURE CONTAINS GRAPHIC CONTENT

Weeraka ayaa dacay maalintii shalay magalada Wagari ee Waqooyi Bari Neyjeeriya, kadib markii gabadha yar lagu soo xirey bom, waxaana ay isku dhex qarxisey suuq dadku dhooban yaay.
“Wuxuu ahaa weerar ismiidaamin ah oo ay fulisey gabar 12 sano jir ah”, sidaas waxaa warbaahinta u sheegay Hussaini Aisami oo ku dhaawacmey weerarka gabadhana qaraabo la ahaa.
“Gabadhu suuqa ayey soo gashey kadib waxay gaartey halka Badarka iyo cunada qalalan lagu gado, halkaas oo ay isku qarxisey”. ayuu hadalkiisa raaciyey Aisami
Weerarkan ayaa loo badinayaa in ay ka danbeeyaan Boko Xaraam oo gabdho badan u tababaray in ay is qarxiyaan