DHAGEYSO: Guddoomiyaha UCID Iyo Wasiir CUKUSE Oo Ka Dooday Muddo Kordhinta

Hargeysa (Berberanews)  Faysal Cali Waraabe, Guddoomiyaha xisbiga UCID iyo Wasiirka Warfaafinta Somaliland, Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa dood adag ka yeeshay muddo kordhinta loo sameeyay xukuumadda iyo baaqyada beesha caalamka.

bhhbjh
Halkan Hoose Ka Dhageyso Dooddaasi Oo Ay Baahisay Idaacadda VOA

 
 
Berberanews.com