Nin Lagu Qalay Cisbitaalka Hargeysa Oo Jidhkiisa Laga Soo Saarey DHAGAX Weyn oo ilaa kilo iyo badha ah-Daawo Muuqaal

Hargeysa (berberanews) Dhakhaatiirta Ajaanibka ah ee ka hawl-gala cisbitaalka guud ee Magaalada Hargeysa, ayaa qalliin ay maanta ku sameeyeen Aabo reer Somaliland ah, ka soo saarey dhagax weyn oo kaga jiray Kaadi Haysta.
Dhagaxa
Ninka qalliinka lagu sameeyay ayaa sheegay in wakhtiga dhagaxani jidhkiisa galay uu shil baabuur galay.
Halkan Ka DAAWO Muuqaal faahfaahinaya Qalliinkaasi oo ahaa mid halis badan.
 
 
 
 

 
Berberanews.com