Daawo Heerka horumarka Kubbadda Kolayga ee Magaalada Berbera uu marayo wakhtigan

Berbera(Berberanews):- Horumar ayaa laga sameeyey dhinaca kor u qaadista tayada Kubbadda Kolayga magaalada Berbera ee xarunta gobolka Saaxil, kaasoo la gaadhsiiyey heer aan hore looga gaadhsiin magaaladaas, sida aan idiinku soo gudbinayno Warbixintan hoose ee Muuqaalka ah.

Berberanews.com

Hargeysa/Somaliland.