Garabka Haweenka Xisbiga Waddano oo Sagootiyay Marwo Caasha Xuseen Maraykan-Daawo

Hargeysa-(Berberanews)-Garabka Haweenka Xisbiga Waddani, ayaa sagootis u sammeeyay Marwo Caasha Xuseen Maraykan oo ka mid ah Xisbigaas, taasoo shalay u amba-baxday dalka Ingiriiska oo ay degantahay.
Xildhibaan BaarSiciid, Marwo Faadumo Siciid iyo Guddoomiyaha Garanka Haweenka Milgo Maxamed oo ku soo sagootiyay Ciyaar-dhaqammeed.

DSC08656DSC08655DSC08654DSC08653DSC08657