Dhab ka hadal: Cabdalla Maxamed Carab (Maayarkii hore ee Berbera) Daawo

Hargaysa(Berberanews)Maayarkii hore ee Magaala Berber, Cabdalle Maxamed Carab (Cabdalle Sandheere) oo muddo dheer hayay xilka Maayarnimo ee Magaaladaas, ayaa lagu waraystay Barnaamijka Dhab Ka Hadal oo ka baxa Tv-ga Qaranka, Wuxuuna ka waramay arrimo badan oo Xiiiso Leh. Waraysigaas oo dhammaystiran Hoos Ka DAAWO.