Ciyaar-yahanka Caanka ah ee u Ciyaara Kooxda Barcelona ee Adriano Correia de Oliveira oo Islaamay

Ciyaar-yahanka Caanka ah ee u Ciyaara Kooxda Barcelona ee Adriano Correia de Oliveira oo Islaamay, isla markaana Sheekha Ashahaadda u qabtay ooyey isagoon dhammaynin ku dhawaaqista Furaha Diinta Islaamka lagu soo galo ee qiraa’ada Tawxiidka.

Ka Daawo Muuqaalkiisa Vedio-gan hoose.