13 jir Dhererkiisu 2.26 Mitir oo noqday ciyaartoyga kubadda kolayga loogu baadigoobka badanyahay

Cayaaro-(Berberanews)-Kooxaha kubbadda Kollayga Yurub, ayaa ku loolamaya wiil u dhashay Romania da’diisuna tahay 13 jir, hase yeeshee dherekiisu yahay 2.26 Mitir, kana tirsan akadamiyada Stella Azzurra Basketball Academy ee Romania.

Wiilka oo lagu magacaabo Robert Bobroczky ayay kooxo badan xidhiidh la sameeyeen markii ay ogaadeen dherekiisa iyo xirfadda ku lamaan oo ay gar waaqsadeen inuu mustaqbal fiican leeyahay.

Kooxaha kubbadda Kollayga ee Barcelona & Real Madrid iyo kooxo kale oo ka ciyaara NBA-da Maraykanka, ayaa sheegay inay la dhacsan yihiin dherer iyo ciyaarta wiilka yar, sidaa darteedna rabaan inay iibsadaan.

13-jirka