Dhagayso: Maamulka Puntland Oo Colad Ka Hurinaya Deegaanadda Bariga Somaliland

Hargeysa  Wasiirka Arrimaha  guddaha iyo Dawladdaha Hoose ee Maamulka Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Axmed-karaash) uu u waramay Warbaahinta Garoowe ayaa sheegay inay qorshaynayaan dagaal ka dhan ah Ciidamadda qaranka Somaliland ee ku sugan Deegaanadda Bariga.
 
 
 
Halkan ka dhagayso.

 
 

Berbera news/Hargeysa.