Dhagayso:  Siyaasiga Cali Daacuun Oo Ka Hadlay Mooshin Laga Dhex-waddo Baarlamaanka Oo Ka Dhan Ah Madaxweynaha Somalia

Hargeysa (Berbera news) Siyaasiga Cali Maxamed Aaxmed (Cali-dacuun) oo ka mid ah Siyaasiyiinta ka soo jeeda Bariga Sanaag, balse aaminsan mabd’a Soomaaliwey  ayaa ka waramay Mooshin ka dhan ah Madaxweynaha Somaliya Xasan  Sheekh Maxamuud.
 
 
Halkan ka dhagayso Codka Cali Daacuun.
 

 
Berbera news/Hargeysa.