Daawo: Nicholas Kay Oo Sharxay Doorkii Uu Ku Lahaa Ka Soo Bixitaankii Ciiddamadda Qaranka Ee Degmadda Taleex.

(Berbera news)  Wakiilka Xoghayaha guud ee Qaramadda Midoobay u qaabilsan arrimaha Somaliland iyo Somalia Nicholas Kay  ayaa waraysi uu siiyay TV-ga Universal waxa uu kaga hadlay doorkii uu ku lahaa in Ciiddamada qaranka Somaliland inay dib uga soo baxaan dagaalkii ay dhawaan ku qabsadeen degmadda Taleex ee Gobolka Sool.
 
 

 
 
Berbera News/Hargeysa.