Fannaanka Muusiga raabka KANYE WEST oo ka sheekeeyay Xidhiidhka jacayl ee dhexmaray KIM KARDASHIAN

Wakaalada-(Berberanews)- Fannaanka Muusiga raabka ku can bacay KANYE WEST, ayaa sheegay jacaylkii uu u horreeyay ee uu u qaaday Aktarada Kim Kardashian iyo kulankii u horreeyay ee dareenka jacayl ku galay.

“Waxaan xasuustaa iyadoo Studio-ga ku sugan markii ay kaaliyaha u ahayd Barandy, waxaan filayaa inay noo keentay cabitaan, wax aan maalintii cabi karin..
SI AAD U AKHRISATO RIIX HALKAN sAWIRKA

kim