Hal Xidhaalaha iyo Nasashada Jimcaha ~ Friday Puzzle

Marka hore waxaan Waxaan Salamayaa dhamaan Hawlwadeenada Berberanews.com oo ah websiteyada kuwa  af Somaliga ku qorma ka Ugu Horeeaya, waxaa iyaguna sharaf mudan bahweynta aan tiro laheyn ee sida joogta ah ugu xidhan shabakada Berberanew.com  iskuna waydarsada afkarahooga.

Markaan uu soo Noqdo Dulucda Hadalkeygaaa .

Waxaa Yara Jeclaystay Inaan Maanta idinla Wadaago Halxidhaale Kaas oo Aan Donaayo Cidii Garataa Iney ka soo Jawaabto Halxidhaalahaasina Wuxuu yahey:

“Waxaad Sheegtaa Wax Adiga Ka Cad  Barafkana Ka Madaw ,Raguna Ay Malin Walba isticmalaan , Dumarkuna Waligood Ay Hal Mar  isticmaalan , Hadii La Cuno Waa Xalaal  Hadii La Cabana Waa Xaraaan?”

Alla Mahad Leh

Adnaan Shawahaaye ( Dr Cunaaye)

Aqoon143@hotmail.com

Holland