War Deg Dega: Baaq Sideed Qodob ka kooban oo laga soo saaray Shirka Beesha Saaxil ee Dubur.Dhegaysi

Dubur-(Berberanews)- Shirweynihii deegaanka Dubur uga socday Beesha Ciise Muuse oo bilaabmay 29-kii September, ayaa maanta laga soo saaray Baaq ka kooban sideed qodob.
Halkan ka dhegayso Qodobada oo dhammaystiran.
[audio:http://www.berberanews.com/wp-content/uploads/2011/10/Goaannada.mp3|titles=Go’aannada]
khudbadihii kala duwanaa ee laga jeediyay gebogebada shirka Dan iyo Duco iyo Suldaanka Guud ee Beelaha Isaaq kala soco Berberanews goor dhaw
Mahadnaq gaara shirkadda Telesom oo noo suurtagelisay addeega internetka oo yaalla Goobta shirku ka socday