“Qolooyin Baqanaya ayaa jira, Hadaydaan Tartami Karayn Saaxadda Iska Sii Banneeya” – Kulmiye Hanjabay

“Maanta Kulmiye Ma Baqanayo, Qolooyin Baqanaya ayaa jira, Hadaydaan Tartami Karayn Saaxadda Iska Sii Banneeya” ~ Siyaasi Cabdicasiis Maxamed Samaale oo Mucaaradka farriin siyaasadeed u diray

Ka Daawo Muuqaalka Hoose