Jewigii Burco ee Caawa iyo Diyaar-garowga Soo dhaweynta Madaxweynaha Somaliland’

Jewigii Burco ee Caawa iyo Diyaar-garowga Soo dhaweynta Madaxweynaha Somaliland’

Muuqaalka Hoose Ka Daawo Dadweynaha Caasimadda Gobolka Togdheer oo damaashaad hordhac ah ugu dabbaal-degaya soo-dhaweynta madaxweynaha Somaliland iyo wefti uu hoggaaminayo oo Khamiista Berri gaadhi doona magaaldaas.