Guddoomiyaha Waddani oo xilal ku taxay masuulliyiin cusub

Hargeysa-(Berberanews)-Guddoomiyaha Xisbiga Waddani Xirsi Cali Xasan, ayaa soo saaray digreeto uu ku magacaabay mausulliyiin cusub.

Gyddoomiyuhu waxaa uu magacaabay masuuliyiinta Xisbiga WADDANI ee gobolka Gebilay, xoghayaha difaaca & gaashaandhigga iyo xoghayaha garabka haweenka.

Halkan ka akhriso