Prof Samater oo Shaaciyey Mowqif Ka Dhan ah Xisbiyada Mucaaradka iyo Madaxweynaha Somaliland

Prof Axmed Ismaaciil Samatar Samater oo Shaaciyey Mowqif Ka Dhan ah Xisbiyada Mucaaradka iyo Madaxweynaha Somaliland oo isku khilaafsan Arrimaha doorashooyinka iyo Furista ururrada Siyaasadda.

Muuqaalka Hoose ka daawo Prof Samater oo wax laga weydiiyey khilaafka ka taagan murankan siyaasadeed iyo sida uu u arko Xal iyo isu-soo-dhaweyn laga gaadhi karo khilaafka taagan.