Somaliland: Akhriso Fal-danbiyeedyadii ka dhacay dalka Afartii Sano ee udanbeeyay.

Hargeysa-(Berberanews)-1_Tiradda Dilalka ee Somaliland  4 tii sanno ee u Dambaysay Gudaha Somaliland ka dhacay

270 Dil

244 Gacan ku dhiigle ayaa Gacanta lagu soo dhigay.

2_Tiradda Kufsiga  ee Somaliland  4 tii sanno ee u Dambaysay Gudaha Somaliland ka dhacay

538  Kufsi ayaa dhacay waxa ka qaybgalay 616 Eedaysane  maadaama ay Kiisas Kufsi Wadareedo ahi jireen waxa Ciidamadu Gacanta ku soo dhigeen 538 Eedaysane oo Kufsigaasi ka qaybgalay.

3_Tiradda shilalka ee Somaliland  4 tii sanno ee u Dambaysay Gudaha Somaliland ka dhacay

12’900 Shil (Laba iyo Toban Kun Iyo Sagaal Boqol ) shil gaadiid

4_Tiradda khamriga ee Ciidamada Somaliland ay 4 tii sanno ee u Dambaysay Gudaha Dalka Gacanta ku soo dhigeen.

55’000 Litir Khamri ( Shan iyoKonton Kun oo Litir) oo Khamri ah.
5- Tiradda Mukhaadaraadka #Xashiishada  ee Ciidanku Ku Qabtay   4 tii sanno ee u Dambaysay Gudaha Somaliland

2’000 Xidhmo oo Xashiishad ah  (( Laba Kun oo Xabo oo Xashiishad ah)

Taliyaha Ciidanka Booliiska ee Jamhuuriyadda Somaliland Sareeye Gaas Taliye Maxamed Saqadhi Dabagale