Somalia: Musharraxiinta isu diiwaangeliyay tartanka Madaxweyne iyo beelahooda

Muqdisho-(Berberanews)-Musharraxiinta maanta isu diiwaangeliyey tartanka doorashada madaxweynaha Soomaaliya iyo qabiillada ay ka soo kala jeedaan.

1.Shariif Sheekh Ahmed – Hawiye – Abgaal
2.Daahir Mohamud Geelle- Hawiye – Abgaal
3.Bashiir Xaaji Cali – Daarood – Dhulbahante
4.Eng Abdullahi Sheekh Xasan – Hawiye – Abgaal
5.Abdinur Sheekh Mohamed – Hawiye – Xawadle
6. Abdikarim Hussein Guuleed – Hawiye – Habargidir
7.Xasan Cali Kheyre – Hawiye – Murusade
8. Abdirahman Abdishakur Warsame – Hawiye – Habargidir
9.Macalin Abdirahman Macalin Ahmed Ablaal – Hawiye – Habargidir
10. Abdulkhadir Cosoble Cali – Hawiye – Abgaal.

TOTALKA lacagta laga qaaday waa $400,000 dollars.