Weerar Axmaarada ku qaadeen Muslimiinta Gonder oo keenay dhimasho  iyo dhaawac.

Gondar-(Berberanews)-Ku dhawaad 14 qof ayaa ku dhintay   Weerarkan Axmaarada ku qaaday muslimiinta ku nool Magaalada Gonder,sidoo kale Axmaarada ayaa gubtay Masaajido iyo guryo ay la haayeen Muslimiinta Magaaladaasi.

Dhinaca kale Mudaharaado lagaga soo horjeedo weerarka Axmaarada ku qaadeen Muslimiinta dagan Gonder ayaa Caawa ka dhacay Magaalada Addis Ababa.