WADDANI oo ku dhawaaqay dagaal dhan ka ah siyaasadda arrimaha dibadda ee Somaliland

“Waxa aan Twitter-ka ku soo qori doonaa fashilka siyaasadda arrimaha dibadda ee Madaxweyne Biixi maalmaha soo socda.  Fadlan isha ku hay!  Waxaan fahamsanahay in Madaxweyne Biixi oo la dhaliilaa ay la macno tahay in Somaliland lagu naco indhaha dad badan, balse waannu sii wadi doonnaa in aan wacyigelinno!  Waa dadkaygii.”
Sidaa waxa bartiisa Twitter-ka ku qoray Xoghayaha Guud ee Xisbiga WADDANI Mr. Khadar Xuseen Cabdi