Qarax dhimasho iyo dhaawac ah sababay oo ka dhacay Boosaaso

Boosaaso -(Berberanews)-Ugu yaraan 3 qof ayaa ku dhintay, in ka badan sagaal kalena way ku dhaawacmeen qarax ka dhacay magaalada Boosaaso ee maamul-goboleedka Soomaaliya ee Puntland gabbal-dhacii maanta.

Qaraxa ka dhacay magaalo-xeebeedda Boosaaso oo isku diyaarinaysa qabashada doorashada kuraas ka mid noqon doona Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya maalmaha soo socda, ayaa sida la sheegay waxa loo adeegsaday miino nooca meelaha fog laga hago ah.
Faahfaahinta la soco…..