Madaxweyne Xigeenka Somaliland oo magacaabay Guddi

Hargeysa (Berberanews) Madaxwayne ku-xigeenka Somaliland, mudane Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil Saylici, ahna guddoomiyaha guddida gurmadka abaarta heer Qaran ayaa magacaabay guddiga qaadhaan ururinta guddiga gurmadka Abaaraha oo ka kooban ganacasato iyo culimada dalka.

Halkan ka akhriso magacyada guddida