Madaxweynaha Jabuuti oo qaabilay wefti uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibedda Somaliland

Jabuuti  -(Berberanews)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa xarunta Madaxtooyada ku qaabilay maanta wefti uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibedda Somaliland Dr. Ciise Kayd oo socdaal ku jooga dalkaas.