Somalia: Beelaha ay kasoo kala jeedaan Xildhibaannada Gobollada Waqooyi ee la doortay

Muqdisho-(Berberanews)-Beelaha ay kasoo jeedaan dhammaan xildhibaanadii maanta lagu doortay magaalada Muqdisho. Halkaan ka aqriso

1- Ayuub Ismacil Yuusuf
(Samaroon Gudibiirse/Dir)

2- Dr Abiib
(Samaroon/Gudabiirse/Dir)

3- Dr Cilmi Maxamed Nuur
(Samaroon/Gudabiirse/Dir

4- Mohamed Xuseen Haadi
(Samaroon/Gudabiirse/Dir)

5- Caasha Koos
(Samaroon/Gudabiirse/Dir

6- Abdirahman Ahmed Suge
(Ciise/Dir)

7- Khadra Maxamud Raage
(Ciise/Dir)

8- Nadra Saalax Cabdi
(Ciise Muuse/Isaaq/Dir)

9- Suleyman Cali Xusen
(Ciise Muuse/isaaq/dir)