Somalia: Ciidanka Badbaado qaran oo isku gedaamay Farmaajo

Muqdisho-(Berberanews)-Ciidamo la baxay Badbaado qaran, ayaa dul fadhiistay Xarunta Madaxtooyadda Villa Somalia, kuwaasoo wacad ku maray inay gacanta ku dhigaan Madaxweynaha Somalia Maxamed Cabdillaahi Farmaajo.

Ciidanka oo wata hub iyo gaadiid kala duwan, ayaa ku hanjabay inaanay goobta ka tegi doonin illaa ay dalka ka qabtaan Madaxweyne Farmaajo oo ay ku tilmaameen mid wakhtigiisii dhamaaday.

Halkan ka daawo.

Badbaado qaran