Saylici: Dad qaniimad ku fadhiya laakiin gaajoonaya

Hargeusa-(Berberanews)-Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib socdaal uu ku tegay dalka Hindiya.