Suldanka Subeer Awal oo Berbera ka hadlay

Berberanews-(Berberanews)-Suldaanka Guud ee Subeer Awal Suldaan Xasam Suldaan Cabdillaahi Suldaan Cabdiraxmaan, ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay magaallada Berbera ee Xarunta Saaxil.

Suldaan Xasan oo uu weheliyo Suldaan Ayaanle Suldaan Maxamed Maxamuud Xandulle iyo Sallaadiin kale, ayaa sheegay in Beesha Ciise Muuse qiime weyn ugu fadhido Saldannada Subeer Awal oo la’aantood aanay heerkaas soo gaadheen.

Suldaan Xasan Suldaan Cabdillahi