Hiil iyo Hagarbax: Buug laga qoray taageerada Djibouti ee Somalia

BELEDWEYNE-(Berberanews)-Buug ka hadlaya kaalintii ay dowladda iyo shacabka Jabuuti ku lahayeen dadaallada nabadda iyo dowlad dhiska Soomaaliya oo ay qortay qoraaga da’da yar ee Nimco Xuseen Cismaan ayaa shalay lagu soo bandhigay magaalada Baledweyne.

Buuggan ayaaa logu macag daray Hiil iyo Hagarbax.

Nimco Xuseen Cismaan ayaa sheegtay qorista buuggan uu ku qaatay muddo 7 sano ah.

Wariyaha VOA-da Xuseen Xassan Dhaqane ayaa warbixintan ka soo diray Beledweyne.