“Inkaarbaa innagu dhacday oo waxa iskeen-tusaya Faqriga” – Cukuse, Cirro, Xirsi iyo C/qaadir Jirde oo Madal ku Kaftamaday

“Inkaarbaa innagu dhacday oo waxa iskeen-tusaya Faqriga” – Cabdilaahi Cukuse, Cabdiraxmaan Cirro, Xirsi Cali XAaji Xasan iyo Cabdiqaadir Jirde oo munaasibad caawa ka dhacday Hargeysa ka sheekay Kaftan, duur-xul iyo dardaaran.