Xisbiga Waddani oo joojiyay liiska ergooyinka shirweynaha

Hargeysa-(Berberanews)-Guddoomiyaha Guddida qabanqaabada Shirweynaha WADDANI Ismaaciil Aadan Cismaan oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xafiiska dhexe ee xisbigasi, ayaa sheegay inuu xidhmay Liiska ergooyinka ka qaybgelaya shirweynaha 2aad ee Xisbigaasi oo la filayo inuu qabsoomo 15-16 Bishan November.

Waxa uu sheegay in soo gudbinta Liiska ergooyinka gobolada iyo degmooyinka la joojiyey laga bilaabo maanta oo ay bishu tahay 7-da November.

Halkan ka Daawo Muuqaal: